Road to Success is if full of Hardships- Guusha iyo Cawaaqibta




Published by Mohamed AbdiazizJanuary 23

"May be you have been disappointed, you have undergone defeat during the depression, you have felt the great heart within you crushed until it bled. Take courage, for these experiences have tempered the spiritual metal of which you are made they are assets of incomparable value.
Remember, too, that all who succeed in life get off to a bad start, and pass through many heartbreaking struggles before they "arrive". The turning point in the lives of those who succeed, usually comes at the moment of some crises, through which they are introduced to their "other lives.""
Quotes from Book
"Think and Grow Rich" by "Napoleon Hill"




"Way dhacdaa inaad marar badan niyad jabto, Guuldaro kaasoo wajahdo caqabado murugo xanbaarsan, Xanuunka qalbi jabku ku dareensiiyo sidii inuu wadnaahagu dhiiig baxayo.
Ha isdhiibin, dhacdooyinkaan gebi ahaan waa khibrad loogu tala galay inay kiciyaan Dareemaha gudaha ee rabitaankaaga iyo himiladaada guuleed, Rajadaas oo leh qiimo aan marnaba wax lala barbar dhigaa aysan jirin.
Xusuusnoow, sidoo kale, Dhamaan kuwa guusha cantoobsaday waxay ka jaanqaadeen meel ay xaaladu adagtahy, Sidoo kale jibaaxeen darbiyo adag oo u ubaahan kifaax/halkaranimo ilaa ay ka cago dhigteen halkii hadafkoodu ahaa. Guushuna waxay usoo hiratay meel aysan marnaba kafilayn, waliba waqtiyadii noloshooa ugu adkeyd"
Xigasho Buugga
"Fakar Oo Hanti yeelo" oo uu Qorey "Napoleon Hill"
Pls Share with your friends
Fadlan Lawadaag Asxaabtada,
Written By/ W/Q: Mohamed Abdiaziz.

Comments

Popular posts from this blog

Dhaan Dabagaale (Dabo-Geelle) Ha Dhaaminin

Khiyaaligu Ma Dib udhac baa?

Maalmaha Aduunka