MA AHAN INAY LIBINTU KURAACDO MADASHO DOODA


Waxaa Lagasoo wariyay in Yuusuf bin Cabdi aclaa ( arday kamid ah ardaydii Imaamu Shaafici ) uu maalin ku khilaafay imaamkiisa Maxamed Bin Idriis Al-shaafici mas’alo diini ah xilli markaas imaamku darsi ( cashar ) uu kabixinayay masajid!
Wuu istaagay yuusuf isagoo xanaaqsan, casharkiina halkaas ayuu uga dhaqaaqay, gurigiisa ayuuna iska aaday!!!
Markii waqtigii isguray oo gudcur noqotay (habeen aan dayax soo jeedin ) ayuu yuusuf maqlay qof xiligaas albaabkiisa soo gaaracaya.
Yuusuf : waa kuma ?
Qofkii albaabka garaacayay: waa Maxamed bin Idiriis,
Markaas ayuu yuusuf fakaray oo isweydiiyay qof magaciisa layiraahdo maxamed bin idriis oo imaamkiisa shaafici ka ahayn!!!
Kadib markuu kudhiiraday inuu albaabka furo saa waaba imaamkiisii Shaafici ee maanta uu agasoo dhaqaaqay isagoo masaajidka dhex fadhiya,
Markaas ayuu Imaamu Shaafici hadalkiisa sidaan kubilaabay:

* Yuusufoow iyadoo boqolaal mas’alo ay namideeyaan oo aan isku ra’yi kunahay miyaan hal mas’alo awgeed kukala tagaynaa?!,
*Ha isku dayin markasta inaad noqoto kan ay libintu raacdo marka la iskhilaafo waayo mararka qaar Quluubta oo lakasbadaa ayaa kamudan in laguulaysto madasha dooda!!
*Hana dumin buundooyinkii aad dhistay oo aad kusoo talaabtay waayo waxaa dhici karta inaad maalin dib unoqosha rabooto oo aad ubaxsato!!
*Had iyo goor necbanoow khaladka laakiin hanicin qofka khaldamay!!
*Macsi oo dhan qalbiga kanac oo qofka caasiga iska saamax!!
*Hadalka xun dhaleecee laakiin qofka yiraahda ixtiraam ( bartilmaameedku ma ahan qofka ee waa hadalka iyo ficilka) Waayo ujeedkeenu waxaa weeye inaan dabar goyno xanuunka ( xaasidnimadda ummada islaamka ah dhextaal) ee ma ahan inaan dabar goyna dadka jirin !”
Xigasho : Qoraalkaan aan kor kutarjumay afsoomaaligiisa waxaan kazoo xigtay safxadda Sheekha Maxamed bin C/raxmaan Alcariifi Ajar aan lasoo koobi karin Rabigeen hakasiiyo .
Qoraalkii Asalka ahaa:

يُحكى بأن يونس بن عبداﻷعلى ( أحد طلاب اﻹمام الشافعي) اختلف مع أستاذه اﻹمام محمد بن إدريس الشافعي في مسألة أثناء إلقائه درساً في المسجد!
فقام يونس مغضباً ،
وترك الدرس ،
وذهب إلى بيته .!!
فلما أقبل الليل ،
سمع يونس صوت طرق على باب منزله! فقال يونس :من بالباب..؟
قال الطارق : محمد بن ادريس !!
قال يونس : فتفكرت في كل من كان اسمه محمد بن إدريس إلا الشافعي .!!
قال : فلما فتحت الباب ، فوجئت به .!!
فقال اﻹمام الشافعي : يا يونس تجمعنا مئات المسائل ، وتفرقنا مسألة ؟!
لا تحاول الانتصار في كل الاختلافات ، فأحيانا كسب القلوب أولى من كسب المواقف .!!
ولا تهدم الجسور التي بنيتها وعبرتها ، فربما تحتاجها للعودة يوما ما .!!
دائماً إكره الخطأ ، لكن لا تكره المُخطئ .!!
أبغض بكل قلبك المعصية ، لكن سامح وارحم العاصي .!!
انتقد القول ، لكن احترم القائل .!!
فإن مهمتنا هي أن نقضي على المرض ، لا على المرضى .
منقول من الصفحة الشيخ محمد بن عبدالرحمن العريفي

Mareegahayga Baraha Bulshada oo kale ah FacebookTwitter,



Comments

Popular posts from this blog

Dhaan Dabagaale (Dabo-Geelle) Ha Dhaaminin

Khiyaaligu Ma Dib udhac baa?

Maalmaha Aduunka