Astaanta iyo Sifooyinka Dadka Guuleysta:
Astaanta
iyo Sifooyinka Dadka Guuleysta:
1. Waxay noloshooda usameeyaan Ujeedooyin iyo ahdaaf ay rabaan inay
kadhabeeyaan, oo har iyo habeen usoo jeedaan kuna hamiyaan.
2.Waxay faafiyaan Farxadda (Dhoolo cadayn badan, Dadka kalama
hor imaan waji gabaxnimo iwm).
3.Waa kuwa saamixid badan, oo khaladka dadka kale aan saas usii
daba raacin.
4. Si joogta ah Wax u Akhriya Maalin kasta .
5.Waxay amaanaan oo dhiiro galiyaan Guulaha asxaabtoodu gaareen..
6.Si farxad iyo raynrayn kudheehantahay ayay kuqaabilaan wixii
isbadal ku imaada noloshooda, Kamasoo horjeedaan isbadalka.
7.Waxay Asxaabtooda lawadaagan khibradahoda iyo macluumaadka ay
hayaan ay nacfiga leh/ waxtarka ah (Aqoontooda dadka kama xasdaan).
8. Had iyo goor waxay inay kororsadaan ayay jecelyihiin (Barasho
wax cusub).
9.Wax bixinta jecel, oo wixii ALLE siiyay dadka ka bakhaylin
haday awoodaan.
10.Waxay had iyo goor diyaar uyihiin inay masuuliyad qaadaan, Oo
kama cararaan wixii hawl soo wajaha ee inay sida ugu wanaagsan ku qaabilaan
ayaa astaan u ah.
11.Waxay kahadlaan fikrado cusub, si ay isbadal iyo horukac
usameeyaan.
12. Waxay asxaabtooda lajeclyihiin inay sidoodoo kale ayaguna
guul gaaraan.
Fadlan Lawadaag Asxaabtaada kale, si ay ayaguna uga
faa'iideystaan.
Mahadsanid.
Wixii talo iyo tusaale ah fadlan iigusoo hagaaji: facebook amahalkaan
:Fariin dhambaal

Comments
Post a Comment